Ciidamada Nabad sugida oo Muqdisho ku qabtay rag katirsan Al Shabaab

Howlgal ciidamada Nabad sugida Soomaaliya ka fuliyeen magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Wadajir ayaa la sheegay in lagu qabtay labo nin oo katirsan dagaalyahanada Al Shabaab. Qoraal lagu baahiyay barta Twitterka ay ku leedahay NISA ayaa lagu sheegay in howlgal gaar ah ay ciidankooda ka fuliyeen habeen hore degmada Wadajir lagu qabtay labo shaqsi oo … Continue reading Ciidamada Nabad sugida oo Muqdisho ku qabtay rag katirsan Al Shabaab